Boorka aan ka jafo taariikhda Kismaayo, Magaalada Kismaayo ama Kismayu waa magaalo xeebeyd leh furdo, waxay ku taalaa Jubbada hoose waa magaalada sadexaad ee dalka Soomaaliya ...
Haddaba markii nin caaqil ah qalin qaato isagoo ku cabirayo fikirkiisa saliimka ah looma baahna ku digasho qowmiyad iyo shicib dhamaan, ...
Daaraha xusuustiyo, hadba midab la doortiyo.
Diirka lagu mariimoo, shanta daadsan yaaliin.
Deeqdaas la yaabka leh, duco waalid soo hoyn.
Carshigana kasoo degin, dal ...